Madaxtooyada iyo Shariif Xasan oo isku fahmi la’ Shaqsiga laga dhigayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Waxaa lagu wadaa 30-ka bishan in magaalada Muqdisho lagu doorto Gudoomiyaha Golaha Shacabka, waxaana xilkan isku soo sharaxay Xildhibaano badan oo kasoo jeeda beesha Digil iyo Mirifle. Musharaxiinta Gudoomiyaha Golaha Shacabka waxaa ku jira qaar kamid ah Golaha Wasiirada kuwaa oo xilka Wasiirnimo iska casilay, waxaana damac badan uga jiraa in kursiga Gudoomiyaha uu midkastaahi … Continue reading Madaxtooyada iyo Shariif Xasan oo isku fahmi la’ Shaqsiga laga dhigayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka